Daawo:Odayaasha Axmed Madoobe oo eedeyn ujeediyey Dowlada Federaalka ah

jubbaland

Odayaasha uu sameystay Axmed madoobe oo shir ku qabsaday Magaalada kismaayo ayaa waxay eedey usoo jeediyeen Madaxda Dowlada Soomaaliya.

Odayaashaan ayaa waxay sheegeen inay dowlada faragalin ku hayso Jubbaland gaar ahan Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.