Kulan lagu taageeraay Howlaha ay Dowladu ka wado Degaanada Gobolka Gedo iyo ciidamada ay sidoo kale keentay xaduudaha uu dalku la leeyahay Wadamada daris ah ayaa lagu Qabtay Degmada Garbaharey ee xarunta Gobolka Gedo.
Munaasibadaan oo ay kasoo qeyb galeen Bulshada Qeybahooda kala Duwan Sida Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Siyaasiyiinta Ayaa waxaa Gabi ahaanba ahaa Mid loogu Mahad Celinaayo Laguna Amaanaayay Sida Wanaagsan ee ay Dowladu Howsheeda u Wadato waxaana Sidoo kale Lagu Dhaliilay Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee U Adeego Wadamada Shisheeye.
Leave a Reply