Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-heshiisiinta XFS Eng Cabdi Maxamed Sabriye oo ka hadlayshirka maqaamka caasimadda looga hadlayay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dadka ku dhaqan Muqdisho ay ku xaquuq noqdaan bulshada ku nool gobollada kale.
Leave a Reply