Daawo:Maamulka Doolow oo Xoolo nool ku wareejiyey Ciidmada xasilinta

Ciidan

Maamulka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxay Xoolo nool ku wareejiyeen Ciidamada dowlada Federaalka ah ee Soomaliya kuwaas oo degmooyinka Luuq, Doolow iyo Baladxaawo ka waday Hawlo lagu xasilaanayo Amniga Deeganadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.