Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa Soo gaaray Ciidamo kasoo gadooday xeryihii ay kusugnaayeen kuwaas oo Mushaar la’aan ka cabanaayey.
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed oo haweliyaan Taliyaasha Ciidamada 21aad ayaa kulan la qaatay Ciidamadan waxayna usameeyey Balanqaad inay Mushaarkooda Helayaan.
Leave a Reply