Masuul ka Tirsan Jubbaland oo is Casilay

rubaan

Dhawaan bay ahayd markii ay iscasileen Masuul ka tirsan Maamulka jubbaland kuwas oo ay kamid ahaayeen Wasiiro, Wasiir Dowlo iyo Gudoomiyaal Degmo kuwaas oo sheegay inaysan la shaqeyn Karin Madaxwaynaha is Doortay ee Axmed Madoobe.

Agaasime Rubaan Cali Faraax ayaa waxuu Bartiisa Facebook ku qoray Qoraal uu ku faah faahinaayo iscasilaadiisa waxayna u qornayd Sidaan.

“waxaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaanna reer Jubbaland ucadeynayaa in aan si rasmi ah isaga casilay xilkii agaasimaha wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda jubbaland ee gobolka gedo, taasi oo uu wasiirkii warfaafinta ee xilligaas cabdinuur cali aadan ii magacaabay 8-4-2018.

Go’aanka iscasilaadda ayaa ah mid aan qaatay kadib markii lix bilood kahor ay jubaland ka dhici weydey dorasho maamulkii jireyna diiday in lala tartamo, dowladda federaalkune ganafka ku dhufatay isdoorashadii Axmed madoobe ee sanadkii hore”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.