Magaalada Muqdisho waxaa ka hirgalay Amarkii Guddomiyaha Gobolka Banaadir kaas oo Xoolaha looga maamnuucay inay iska dhexwareegaan Caasumada Soomaliya ee Muqdisho.
Waxaana Maanta Gudaha Magaalada Muqdisho laga Aruurshan Xoolo badan kuwaas oo wax u dhimaayey Bilicda Caasumada Soomaaliya.
Leave a Reply