Daawo:Muuse Biixi oo ka horyimid imaanshaha Madaxwayne Farmaajo

muse

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa labada Golle  ee Baarlamaanka Somaliland kahor jeediyay khudbad sanadeedkii Dastuuriga aheyd, isagoo uga hadlay Arrimo kala duwan, waxaana kamid ahaa kulankii dhexmaray isaga iyo Madaxweyne Farmaajo.

Muuse Biixi ayaa waxaa kaloo ka hadlay imaanshaha Madaxwayne Farmaajo Magaalada Hargaysa waxuuna sheegay inaan la ogalaanayn inuu Madaxwaynaha Soomaliya Yimaado Magaalada Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.