Ciidamada Gorgor iyo Xaramcad oo gaaray Baladxaawo

Cidan

Degmada Balad xaawo ee gobolka Gedo
Ayaa waxaa maanta soo gaaray qaybo kamida Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Gaar ahaan kuwa Gorgor iyo Xaramcad.


Ciidamadaan Cusub waxaa Magaalada Baladxaawo ku soo dhaweeyay gudomiye kuxigeenka gobolka Gedo madane Cusmaan nuux xaaji maclimu, maamulka demada Balad xaawo, taliyaha xaslinta gobolka
C/ramaan aadan xasan Bakaal Kooke
iyo shacabka balad xaawo ee gobolka gedo.

Ciidamadaan ka tirsan Xaramacad iyo Gorgor ayaa waxay ku biirayaan Ciidamo kale oo horay dowlada Soomaaliyeed u gaysay Degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.