Guddoomiyaha golaha shacabka BFS mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo xiray kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka.
Guddomiye Mursal ayaa ka war bixiyey Sharciyada barlamaanka Soomaliya ansixiyeen iyo kuwa Madaxwaynaha Soomaaliya Saxiixay.
Leave a Reply