Sawiro:Muqdisho oo laga xusay Maalinta Afka Hooyo

qoraal

Maanta oo kale inta badan caalamka waxaa laga xusaa maalinta afka hooyo, oo ah maalin dadka lagu dhiiri geliyo in afkooda hooyo iyo dhaqankoodaba ay horumariyaan.

Hoolka Shirarka Cali Sugule ee Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Sugaanta ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay Munaasab lagu xusaayo Maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo.

Munaasabada oo ay ka qeeyb galeen qaar ka mid ah Qorayaasha, Ardada Jaamacadaha iyo Mas’uuliin kala duwan ayaa waxaa  lagu soo bandhigay hodontinimada Afka Hooyo, muhiimaddiisa, iyo mudnaanta adeegsigiisa.

1 Comment

  1. Maasha Allah waligay mamaqal maalinta afka hooya waa ikow inkaston dhagaystay heesta taa tii too tuu ee baadiyaha lagu dhiirigalinayay waxbarashada hadana waa horumar lagaaray Doowlada hasocoto socotaybee!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.