Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo xarigga ka jaray xarunta labaad ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda 

Cumar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xaruta labaad ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo laga hirgeliyay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.

Munaasabadda Xaruntaanoo muhiim u ah adeegyada kala duwan ee hay’addu ay bulshada u heyso ayaa waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil ka tirsan dowladda,agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda korneyl Maxamed Aadan Koofi,guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.