Axmed Madoobe ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Dhoobley

axmedmadoobe

Hogaamiyaha is doortay Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

dad shacaba ah iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa Axmed Madoobe kusoo dhawaysay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhoobley.

Axmed Madoobe oo ay wehelinayaan sarakiil katirsan Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Xooga dalka ayaa halkaas u tagay dib u habaynta Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa xooga dalka ee aagan ka howlgala.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale intu Dhoobley ku sugan yahay la kulmi doona Dadweynaha iyo masuuliyiinta maamulka Deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.