Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu weheliyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland ayaa booqday fariisimaha ciidamada dawladda ee magaalada Yubbe ee gobolka Sanaag.
Wasiirka Aminga Puntland ayaa waxuu ku dhawaaqay Dagaal ka dhana Maamulka Soomaliland isagoo Ciidamada ku sugan Yubbe u sheegay inay u diyaar garoobaan Dagaal.
Leave a Reply