Ciidamo dowladda Federaalka Soomaaliya ee ayaa xalay howlgal qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen Guriga Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ee ku yaalla Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Ciidamada ayaa waxaay gudaha u galeen Guriga Wasiir Janan waxayna kasoo qabteen hub iyo Rasaas kala duwan oo halkaas lagu qarinaayey.
wasiir Janan ayaa ku sugan xududa u dhaxaysa Soomaliya iyo Kenya.
Leave a Reply