Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Baydhabo ka Furey Shirka Wasiiradaha Arimaha Deeganka ee Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka Somaliya ee looga hadlayo Joogtayna Yareynta Dhuxusha iyo Abuurida Nolo kale.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa sheegay in deegaanada Koonfurgalbeed laga maamnuucay Jarista iyo Dhoofinta Dhuxusha.
Leave a Reply