Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku sheegtay hadal uu Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan ku sheegay in Xafiiskiisu ka shaqaynayo qorshaha geddi-socodka nidaamka doorashooyinka Soomaaliya oo Somaliland-na ku jirto.
Leave a Reply