Magaalada Garoowe ayaa waxaa Maanta gaaray Wafti wasiiro ah kuwaas oo kasoo kicitimay Magaalda Muqdisho si ay uga qayb galaan Shirka Madaxwaynaha Puntland uga Dhawaaqay Garoowe.
Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya Axmed ciise cawad oo saxaafada Garoowe kula hadlay ayaa ka warbixiyey Ujeedka Socdaalkiisa waxuuna marka Salaan uu kawado Madaxwaynaha Soomaliya Gudoonsiiyey bulshada Madaxda Puntland
Leave a Reply