Daawo:Wariyaasha Puntland oo looga Digay inay faafiyaan war ka dhana Puntland

puntland

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen: Muxyadiin Axmed Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa warbaahinta la wadaagay amaro lagu adkaynayo amniga caasimadda maadaama ay martigelinayso shirweynaha wadatashiga Puntland.

Amaradaan Taliyaha Boliiska Puntland sheegay ayaa waxaa kamida inaan Wariyaasha Gudbin Karin hadal ka dhana Maamulka Puntland iyo inaan lasii dayn dadka dhaliila Maamulka Deni ee ku sugan Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.