Madaxwane Kuxigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cusman “Karaash” oo ka qayb galay Shirwayanaha watashiga Puntland ayaa sheegay inuu Qalad ku jrio hab maamuska shirka oo la rabay Madaxwayne kuxigeenka inuu Madaxwaynaha kusoo dhaweeyey Munaasabada Bal taasi Ma dhicin.
Leave a Reply