Qarax lagu xiray gaari ayaa ka dhacay magaalada gaar ahaana Agagaarka xarunta shirkada isgaarsiinta Golis waxaana lagu xiray gaari nooca Raaxada ah oo la yaqaan NOAH
Gaariga waxaa la sheegay inuu lahaa nin ganacsade ah oo maamula Shirkad Ganacsi oo aan magaceeda lee xaqiijin, Balse ma jiro wax qasaaro ah oo ka dhashay qaraxa gaarigaa.
Laamaha Amniga Boosaaso kama aysan hadlin cida ka dambaysay iyo dad loo soo qabtay qaraxaan.
Amniga Magaalada Boosaaso ayaa iska liitay waxaa ka dhaca qaraxyo iyo dilay qorshaysan.
Leave a Reply