Ardayda wax ka barata iskuulka sare ee degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa dowladda dhexe ka codsaday in ay ka caawiso helitaanka basas ardayda u fufudeeya gaaritaanka iskuulka maadaama xaafado fog ay kaga yimaadaan.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Waxaan aaminsanahay in Codsiga Ardeyda si gaar ah loo fiiriyo, Sida ay ugu macquulsan waxlooga qabto, waayo waa codsi mudan in mudnaan la siiyo.
Marka mid hubeysan Una hubeysan ujeedooyin kale duwan iyo mid Qalin iyo buug wata oo doonaya in lagu caawiyo Buugga iyo Qalinka uu wato sidii uu Guul uga gaari lahaa Hadalkiisa waxbarasho islamarkaana waxtar u leh naftiisa iyo dal kiisa.
Waxaayna Tusaale u noqoneysaa kuwa Qoryaha wata, Ama kuwo kale oo ku fekeri kara iney qori qaata an.
Waxaa la yiraahdaa Education is a bitter, but it’s fruit Sweet.