Daawo:Wasiir Saadaq Warfaa oo Deni Cashar u dhigay

saadaq

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowlada federalka Sadiiq Warfaa ayaa Shirwaynihii Puntland waxuu ka sheegay hadalo uusan Jeclaysan Madaxwaynaha Puntland siciid Cabdulaahi Deni

Wasiir Saadaq Warfaa ayaa ugu horayn waxuu sheegay inay Puntland u yimaadeen inay dhagaystaan tabashada Puntland waxna ka qabtaan.

Dhanka kale Wasiir Saadaq Warfaa ayaa Madaxwaynaha iyo Maamulka Puntland u sheegay inaan marnaba laga Noqonayn Xeerka Doorashada oo ay ansixiyeen labada Gole, Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo Saxiixay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.