Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii wadatashiga Puntland, kaasi oo socday muddo saddex maalmood ah.
Shirkaan ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ay ka horyimaadeen Bulshadii ka qayb gashay shirkaas kaa oo uu Aqriyey Cabdi Siciid Faarax Juuxa.
Leave a Reply