Daawo:Maamulka Koonfurgalbeed oo digniin udiray Puntland

deni

Xildhibaanda Labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koonfurgalbeed ayaa waxaay si adag uga soo Horjeesteen warsaxaafeedkii kasoo baxay Shirkii Garoowe kaas oo ay kusheegeen inuu gaf ku yahay Ummada Soomaliyeed iyo maamulka Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.