Daawo:Maamulka Caabudwaaq iyo Taliska Booliska oo Gaari laga soo dhacay Degaanka Somaalida dib ugu Ceshay

Ayaale

Masuuliyiin katirsan Maamulka degmadda Caabudwaaq iyo Taliska Booliska degmadda oo Gaari laga soo dhacay magaalada Gaashaamo iyo Raggii watay ku wareejiyay saraakiil ka tirsan Dowlad deegaanka Soomaalida.

Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle Cabdulaahi.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.