Daawo:Shiiq Umul oo sheegay masjidii inay Dowlada kenya Xirtay

umul

Guud ahaan waxaa la xiray masaajidada kala duwan ee ku yaalla dalka Kenya, gar ahaan kuwa Xafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Amar ka soo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in la xiro meel kasta oo dadku isku yimaaddo.

25 bishaan ayaa waxaa dhaqan gelaya joojinta dhamaanba duulimaadyada caalamiga ah ee imanaya Kenya iyo kuwa ka baxaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.