Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo warbaahinta la hadlay ayaa waxuu ka hadlay Cudurka CoronaVirus iyo dad laga Helay.
Madaxwayne Geele ayaa sheegay dowlada inay soo rogtay amaro kuwaas Bulshada loogu baaqay inays Guryahooda joogaan yareeyaan kulamada.
Leave a Reply