Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay wuxuu ka dhigan yahay go’aanka dhexdhexaadka ee Soomaaliya ka qaadatay Khilaafka u dhaxeeya dowladaha Masar & Itoobiya.
Dhanka kale Wasiiradii hore ee gargaarka iyo Masiibooyinka Maryan Qaasim ayaa waxaay ka hadashay go’aanka Dowlada Soomaliya Dhexdhexaadka ay qaadatay waxayna Barteeda Twitterka kusoo qortay hadlkaan hoose.
Leave a Reply