Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa soo dhaweeyey qorshaha Dayn Cafinta Soomaaliya.
Madaxwyane waare ayaa sheegay qorshaha dayn cafinta inuu Hirshabeele u sahli doono sidii loo hawl galin lahaa Warshadaha Sokorta iyo tan Dharka.
Leave a Reply