Soomaaliya ayaa waxay ka mid tahay dalalka uu ku yar yahay Cudurka Dilaaga ah ee CoronaVirus kaas oo dad badan u dhinteen.
Shacabka iyo Madaxda Soomaliyeed ayaanan u hogaansamin talooyinka la xariira ka Hortaga Cudarka Coronaha oo kamid yihiin dadka inay Guryahooda Joogaan Goobaha laysugu Yimaado in laxiro, Shirarka, aroosyada, Xafladaha in dhaamaan la Joojoyi.
Waxaa kaloo wali ka hirgalin dadka inay kala Durkaan oo aysan iskaga soo dhawaan Labo Mitir ka yar taas oo ah Talada Ha’ada Caafimaadka Aduunka WhO.
Dhamaan dalaka aduunka ayaa waxaa Joogsaday Dhaq dhaqaaqa Gadiidka, Ganacsiga iyo isu socodka Bulshada waana tan soomaliya laga rabo si uusan cudurkaan Coronaha ugu Faafin.
Leave a Reply