Masuul ka tirsan Hirshabeele oo u Geeriyooday Coranaha

Khaliif

Allaha unaxariistee Xildhibaan Khaliif Mu’min oo ahaa Wasiiru dowlihii cadaaladda maamulka Hiirshabelle ayaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday.

Xildhibaan Khaliif ayaa waxuu Dhowr maalmood la xanuunsanaa cudurka Coronaha ayaa lagu daaweynayey Magaalada Muqdisho.

Xuldhibaan Khaliif ayaa waxuu noqonayaa qofkii labaad oo si rasmi cudurka Corona ugu geeriyooda Muqdisho.

Allaha u naxariisto marxuumka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.