Munaasabad uu xilka kula wareegay Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye qoorqoor ayaa xalay ka qabsoontay Caasimada Maamulka Galmudug ee dhuusamareeb ayna Goob joog ka ahaayeen Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle xaaf iyo Madaxweyne ku xegeenka Galmudug, xildhibaanada labada aqal DFS ,Xildhibaanada Galmudug, Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin iyo bulshada qeybaha kala duwan.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa shaagay in galmudug ay u diyaar garoowday xoreynta deegaanada fara ku tiriska ah ay kooxaha argagixisada Shabaab ugu dhuumaaleysayaan galmudug.
Leave a Reply