Akhriso:Shaqaalo ka tirsan Telefishinka qaranka oo shaqadii Waayey

agaasime

Maalmo ka hor bay ahayd markii Telefishinka qaranka Xayeysiiyey inuu u baahan yahay Labo Gabdhood oo Qurux badan DhaaDheer oo labis Qurxoon ama “Hub Qaad wanaagsan” taas oo fashil ku noqotay Warbaahinta qaranka Soomaliya.

Hadaba fadeexadaas ku timid Telefishinka qaran ayaa waxaa Xilka ku waayey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada warfaafinta Soomaliya.

Hoos ka Aqriso Masuuliyiintii xilka waayey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.