Waxaan halkaan Idinku soo bandhigaynaa Cunto Nafaqaysan oo waxyaabo badan isugu Jirta Sida Vitamins, Minerals, Protein, omega-3 and omega-6, Fibre iyo kuwa kale oo badan.
Cuntooyinkaan ayaa waxay ka kooban yihiin kuwa aad Sidii shaahii u cabayso, kuwa Quraac ahaan u cunayso iyo kuwa markasta aad qaadan karto kuwaas oo wax wayn ka badalaya Jirkaaga sida Culayka oo kaa Yaraada iyo daalka Vitamino badan oo jirkaaga ka Maqan oo ka Helayso Cunatadaan Nafaqaysan,
Fadlana Halkaan kala Xariira Amaal oo Xirfad u leh Cuntadaan Telefankeedana kor ka aqriso waxii su’aalo ah.
Faceboogana waa kala Xariiri kartaa
https://www.facebook.com/amaldkm1
Leave a Reply