Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in caawa Salaada Cisho wixi ka dambeeya Deegaanada Hirshabeelle uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona ilaa Salaada Subax kaaso oo looga golleeyahay ka hortaga Cudurka Covid19 oo Bulshada ku nool Jowhar iyo deegaanada kale baqdin weyn looga qabo ka dib Geeridiii Allah u naxariistee Xilibaan Khaliif Muumin Tooxow
Laamaha Amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay dhaqan galiyaan amarada lagu soo rogay Deegaanada Hirshabeelle
Leave a Reply