Daawo:Puntland ayaa 194 Maxbuus oo Dhalinyaro u badan Siidaysay

deni

195 maxbuus oo kamid ah maxaabiista uu Madaxweynaha Maamulka Puntland cafiska u fidiyey ayaa laga sii daayey xabsiyada Garoowe, Gaalkacyo iyo Qardho.

Dadkaan xabsiyada Puntland laga sii daayey ayaa waxay intoobadan yihiin Dhaliyaro laga soo qabtay Deeganada Puntland oo ayakoo falal dambiyeed gacmaha ula jira lasoo qabtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.