Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfurgalbeed ayaa markale ka hadlay Gabdho kale oo aan ahayn kuwii Afgooyee oo kufsi loogu gaystay Janaale.
Kufsiga Gabdhaha ayaa Soomaliya kusoo badanaya walow aan horay looga Aqoon waxaana wadanka Soomaliya aad ugu badan Dumarka halka Ragii ay Xabad, Gaajo iyo Cudur u dhamaadeen.
Leave a Reply