Akhriso:Dowlada Soomaaliya oo si caro uga Jawaabtay Beenta Saxaafada Kenya

uhuru

Dowladda Soomaaliya si kulul uga Jawaabtay wararka Been abuurka oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka Qoreen Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, kaasi oo lagu daabacay wargeysyada Kenya qaar kamida.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay warkaas inuu yahay been abuur, waana weerar lagu bartilmaameedsanayo dowladda Soomaaliya iyo hay’adeheeda kala duwan mana ahan mid aan indha ka qarsanayno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.