Daawo:Gudoomiyaha Hiiraan oo digniin udiray Deni

deni

Gudoomiyaha Gobolka hiiraan Cali geedi Cismaan ayaa waxuu si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaa Deni ee ahaa inaan Cunto loo dirin Gobolada Dhexe.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay hadalka Soo yeeray Deni inay tahay Masuuliyad daro Dekada Boosaaso iyo Jidka Dheer ee isku xira Puntland waxaa lagu dhisay Hantida qaranka Soomaliyeed mana mid Puntland gaar u leedahay.

Dhanka Kale guddomiyaha Hiiraan ayaa sheegay hadii Puntland xanibaad saarto raashinka inay ayaguna qudaarta saarayaan Xanibaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.