Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saaray go’aanno la xiriira Coronavirus. oo ku socda masaajidda ku yaalla dalka.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya iyo Culumada Soomaliyeed ayaa waxay isla qaateen Go’aan kaas oo kasoo saareen sida loogu tukanayo Masaajida Xiliga Coronaha ka jiro Dalka.
Leave a Reply