Shalay Bay ahayd Markii Kooxda Axmed Madoobe oo ugu horeeyo Darwiish iyo luaga dheere ay ku hayeen waxaan qabanay Majiraan Nama Soo gaarin lacagtii dowlada ugu talagashaya ka hortaga Koronaha.
Sidaan ognahay dhaqaalaha kasoo baxa Dekada Magaalada Kismaayo lama Garsiiyo degmooyinka Jubbaland lagama dhisin goobo lagula tacaalo Cudurka Coronaha.
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu ugu baaqay Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya inaysan wax dhaqaalo ah siin Jamhada Kismaayo joogta oo doonaya dhaqaalo ay istaaga ku qabsadaan.
Dhanka Kale Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland ayaa Dowlada ugu baaqay inay deegaanada Jubbaland oo ay Kamid tahay Kismaayo in lageeyo qalabka PPE loo yaqaano.
Leave a Reply