Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo goordhaw shir,jaraa,id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo iyadoo la tixgalinayo cabashada dadweynaha.
Waxa kale uu taliye Gen: Xijaar uu sheegay in askarigii dilka geystay la xiray, taliyihii saldhigga degmada Boondheere Najiib Carabna xilki laga qaaday
Taliye Xajaar ayaa shaaciyay in aanu bandowgu saameyn doonin dadka kali kali ama labo labo u socda habeenkii.
Leave a Reply