Laamaha Amniga Magaalada Muqdisho ayaa waxay Dileen labo nin oo ka tirsanaa Koooxda Alshabaab.
Nimankaan la dilay ayaa waxay markii hor Dil ugaysteen nin ganacsade ah kadibna Ciidamada Amniga MagaaladaMuqdisho ayaa ku guulaysteen inay soo Dilaan dhagar qabayshaan ka tirsan Shabaabka.
Leave a Reply