Magaalada qardho oo Biyo Qaateen

qardho

Magaalada Qardho ee magaalo madaxda gobolka Karkaar  ayaa waxaa ka da’ay Roob aad tira badan Kaaso kalifay inuu magaalada ku fataho togii Xingood.

Biyaha Magaalada Qardho soo galay ayaa guud ahaan saameeyay Xaafadaha iyo goobihii Ganacsiga sida Bakhaaradii raashinka, Kuwa Dhismaha iyo Khudaarta.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin Qasaaraha ay geesteen Biyaha laakiin Magaalada Gudaheeda Waxaa Caawa lagu arkayaa Gadiid ay Biyo qaateen waxaana adag isu socda Bulshada iyo gadiidka.

wararkeena dambe kala socda warar Dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.