Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan.
Madaxwayne Deni ayaa Dowlada Federaalka ah Soomaliya iyo Shacabka Soomaliyeed ka codsaday inay gurmad lasoo Gaaraan Shacabka Qardho.
Leave a Reply