Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Dowlad Goboleedka Puntland gaarsiisay lacag dhan $1,000,000 (Hal Milyan oo Doolar) oo loogu talo galay gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka magaalada taariikhiga ah ee Qardho.
Lacagtaan ayaa waxay timid Puntland xili baahi wayn looqabo iyadoo dadkii fataahada qardho saameeyen aysan haysan Hooy iyo Cunto toona.
Leave a Reply