Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo sharci daro ku Jooga ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo waxa uu kaga hadlay xaalada gobolka Gedo, isagoo sheegay inay Gedo iyo Jubbalada Dhexe gacantooda ka baxday.
Leave a Reply