Xaflad lagu taageerayay laguna raaligalinayay Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya sidoo kalana lagu taageerayay Madaxda Galmudug iyo Galaha Wasiiradda cusub ayaa kadhacdey degmadda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Leave a Reply