Daawo:Maamulka Hirshabeele oo lagu eedeyey inay Dhunsadeen Lacagihii fatahaadaha

Waare

Dhawaan bay ahayd Markii Gudiga ka Hortaga fatahaada Baladwayne ay sheegeen inaysan Soo gaarin lacagtii Fatahaada ee Sanadkii hore.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa ugu baaqay maamulka Hirshabeele inay meel ku sheegay Lacagtii loogu Deeqay Fatahaada Magaalada Baladwayne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.